Daawo Muuqalka”Xisbiga Waddani Oo Guddi U Saaray In Imaaraadka Saldhig Ciidan Laga Siiyo Berbera
February 5, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Waddani ayaa guddi gaar ah u saaray inay soo lafo guraan mawqifka Xisbigaasi ka qaadan lahaa, qorshaha xukuumadda Somaliland ku doonayso inay Dalka Imaaraadka Carabta Saldhig Ciidan ka siiso magaalada Berbera.
Guddigan ayaa kulankoodii u horreeyey Hargeysa ku yeeshay, waxaana warbixin warbaahinta ka siiyey Xuseen Axmed Caydiid oo u hadlay guddigaasi, warbixintaasi oo dhameystiran daawo.