berberatoday.com
Hal-Qof Oo Ku Geeriyooday Iyo Todoba Ruux Oo Ku Dhaawacmay Magaalada Baligubadle Ee Xarunta Gobolka Hawd + Sababta?
February 5, 2017 - Written by Berbera Today

Baligubadle(Berberatoday.com)-Hal-Qof Ayaa Ku Geeriyooday Todoba Ruux Oo kalena Way Ku Dhaawacmeen Kadib Markii Ciidankii Ilaalinayay Ay Rasaasi Kaga Furantay Dad Tiro Badan Oo Abaartu Ku Habsatay Isla Markaana Raashin Loogu Qybinayay Magaalaada Baligubadle Ee Xarunta Gobolka Hawd.breaking news

Deeq Raashin Ah Oo Loo Qaybinayay Dadkaas Ayaa Sababay In Dadku Ay Xoog Ku Jiidhaan Askartii Ilaalinaysay Kadibna Ay Rasaasi Ka Furantay Ilaaliadii Goobta.

Wiilka Geeriyooday Oo Da’diisu Tahay 25 Jir Ayaa Magaciisa Lagu Sheegay Cabdixakiin Aw Cabdi Aadan Diiriye Waxaana Gacanta Lagu Hayaa Askarigii Xabadu Ay Kaga Fakatay.

 

 

 

 

Xigasho Baligubadlemadia

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews