berberatoday.com
Madaxweyne Siilanyo Oo Fadhi Deg Deg Ah Oo Aan Caadi Aheyn Isku Yeedhay Labada Gole Ee Wakiilada Iyo Guurtida + Waxyaabaha Soo Kordhey .
February 5, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar xog ogaal ah oo hada ka soo gaadhay ilo ka ag dhaw labada aqal baarlamaan ee Somaliland ayaa waxaa ay si rasmi ah noogu xaqiijiyeen in madaxweyne Siilanyo xildhibaanada labadaasi aqal ee wakiilada iyo guurtida isku yeedhay fadhi deg deg ah oo aan caadi aheyn .

Image may contain: one or more people, eyeglasses, beard and text

 

 

Fadhigan aan caadiga aheyn ee labada aqal madaxweynuhu isku yeedhay xogaha ay heshay Ilaysnews.com waxay xaqiijiyeen in uu madaxweynuhu xildhibanada labada aqal kala hadali doono sidii talo qaran looga yeelan lahaa saldhiga Military ee dawlada imaraadku Somaliland ka codsatey in magaalada Berbera laga siiyo

 

Waxaana uu fadhigan wada jirka ah ee aan caadiga aheyni qabsoomi doona sida Ilaysnews.com loo xaqiijiyey 12.02.2017 oo ku beegan maalin Axad Ah

Sidoo kale warqadan uu madaxweynuhu u soo gudbiyey laba shir gudoon ee aqaladaasi ayaa waxaa ku qoran sida lanoo sheegay in sababta la isku imanaya ay tahay in laga wada hadalo xaaladaha amniga dalka , waxaana wararka qaar sheegayaan in uu madaxweynuhu laba gole u jeedin doono qudbad sanadeedkiisi isla markaana uu ku soo dari doono arinta saldhiga Berbera 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews