Magacyada Saddex Dhalinyaro Soomaali Ah Oo Isku Mar Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika, Oo Ay Meherado Ganacsi Ku Lahaayeen
February 5, 2017 - Written by Berbera Today
Capetowen(Berberatoday.com)-Dalka Koonfura Afrika waxaa si arxan darro isku mar loogu dilay Saddex nin oo Soomaali ah, kuwaasi oo Tukaanno ku lahaa deegaanka Khayelitsha oo 30 km u jirta Magaalada Capetowen.
A member of a criminal gang holds a gun at Northeast Commune – one of the shantytowns with the highest rates of urban violence and displacement due to disputes between gangs – in Medellin, Antioquia department, Colombia, taken on January 21, 2010. AFP PHOTO/Raul ARBOLEDA