berberatoday.com
Magacyada Saddex Dhalinyaro Soomaali Ah Oo Isku Mar Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika, Oo Ay Meherado Ganacsi Ku Lahaayeen
February 5, 2017 - Written by Berbera Today

Capetowen(Berberatoday.com)-Dalka Koonfura Afrika waxaa si arxan darro isku mar loogu dilay Saddex nin oo Soomaali ah, kuwaasi oo Tukaanno ku lahaa deegaanka Khayelitsha oo 30 km u jirta  Magaalada Capetowen.

A member of a criminal gang holds a gun at Northeast Commune - one of the shantytowns with the highest rates of urban violence and displacement due to disputes between gangs - in Medellin, Antioquia department, Colombia, taken on January 21, 2010.  AFP PHOTO/Raul ARBOLEDA

A member of a criminal gang holds a gun at Northeast Commune – one of the shantytowns with the highest rates of urban violence and displacement due to disputes between gangs – in Medellin, Antioquia department, Colombia, taken on January 21, 2010. AFP PHOTO/Raul ARBOLEDA

Dilka oo dhacay  Abbaaro 9-kii Fiidnimo ee Habeenkii khamiista ee labadii bishan February, waxay booliisku sheegeeen inayna caddayn karin sababta loo dilay Ganacsatadaas, mana jirto cid loo soo qabtay fal-dambiyeedkaas.

Dhalinyarada la dilay  oo lagu kala magacaabi  Mahad Salaad Axmed, Muxyadiin Geeddi Cali iyo Axmed Maxamed Nuur ayaa  da’doodu u dhaxayso 22 jir ilaa 28 jira, waxaana dilkooda u dhaxasay dhowr daqiiqo oo kaliya.

Deegaanka uu Dilku ka dhacay oo ay u badan yihiin dadka Madow  ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ka jirtay xaalad kacsanaan ah, waxaana soo waajahay  cabsi iyo welwel Soomaalida ka ganacsatada deegaankaas.

Gebagabadii, Soomaali badan oo ganacsato ah ayaa dalkaasi Koofur Afrika lagu laayay sanadihii u dambeeyay, kuwasoo qaarkood lagu gubay Tukaamadoodii, qaarkoodna la dhacay hantidoodii.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews