Maraykanka”Maxkamada Oo Ku Gacansaydhay Rafcaan Uu Maamulka Trump Ka Dalbaday Go,aankii Garsooruhu Isku Hor Taagay
February 5, 2017 - Written by Berbera Today
Washington(Berberatoday.com)-Maxkamad racfaan oo heer federal ah ayaa ganafka ku dhufatay codsigii maamulka Trump ku doonayey in si dhakhso ah dib loogu dhaqan geliyo qaraarkii madaxweyne Tramp uu dadka ku tarxiilayeyo kaas oo garsoore heer federal ahi horjoogsaday Jimcihii.