berberatoday.com
Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland Oo Codsatay In Laga Noqdo Dacwad Booliska Somaliland Ka Gudbiyeen Gudoomiyaha Xuquuqal Insaanka Somaliland Guuleed Axmed Jaamac
February 5, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Booliiska Somaliland ayaa maanta waraysi la yeeshay gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka, Guuleed Axmed Jaamac, oo ay maxkamaddu ugu yeedhay si uu uga jawaabo su’aalo kadib markii booliisku soo xareeyey dacwad ciqaab ah oo ka dhan Guuleed oo lagu haysto codsiyo (petition) lagu dalbanayo in dib-u-habayn lagu sameeyo booliiska. Guuleed wuxuu Sabtidii siiyay waraysi wargeyska Sahan si uu ugu sharraxo codsigu wuxuu ku saabsan yahay. Tafatiraha wargeyska ayaa sidoo kale loo yeedhay. Codsiga lagu haysto Guuleed ayaa ahaa mid lagu dalbaday “in dib-u-habayn (reform) lagu sameeyo booliiska Somaliland; in dacwadaha ka dhanka ah Booliiska ay qaadi karaan maxkamadaha caadiga ah ee dalka (civilian courts); in la abuuro qaab iyo xeerar lagula xisaabtamo Booliiska hadii uu gef sharci galo; iy in qaab dhismeedka Booliiska wax laga bedelo si uu u noqdo mid la jaan qaadi kara dastuurka JSL si loo dabar gooyo dhaqamadii laga dhaxlay dawladdii ciidanka ahayd ee Siyaad Barre”. Ilaa hada boqolaal qof ayaa saxeexay codsiga. Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay ka codsnaysaa dawladda Somaliland inay ka noqoto eedaha ay ku soo oogtay Guuleed Axmed Jaamac.

 

 

Ahmed Hussein Abdi Af-hayeenka Xarunta Xuquuqal Insaanka Hargeisa Somaliland

Email: media@hrcsomaliland.org or chair@hrcsomaliland.org

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews