Daawo Muuqalka”Cali Khaliif Galaydh Oo Dhalinyarada Reer Khaatumo Ugu Baaqay Inay Somaliland Wax Laqabsadaan Kana Soo Baxaan Riyada Iyo Jabhadaynta
February 6, 2017 - Written by Berbera Today
Jabuuti(Berberatoday.com)-Sidaas Waxa uu Ku sheegay Horjoogaha Kooxda Khaatumo muuqaal yar oo kooban oo uu iskaga duubay Mobilkiisa gacanta maanta markii uu dagay garoonka diyaaradaha magaalada Jabuuti
https://youtu.be/8fEoncwSJyA
Berberatoday.com