Daawo Muuqalka”Musharax Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Siyaasiyiinta Cali Khaliif Iyo Jamaal Cali Xuseen
February 7, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha/Musharaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbad ka jeediyey xaflad loo sameeyay midowga Xisbiga Kulmiye iyo garabka Jamaal Cali Xuseen oo lagu qabtay hargeysa.