berberatoday.com
“Fadhiga Wada Jirka Ah Ee Uu Madaxweyne Siilanyo Isku Yeedhay Labada Gole Waa Shirkii Somaliland Lagu Baabiin Lahaa …” Eng Maxamed Xaashi Daawo Muuqal
February 7, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Eng Maxamed Xaashi Cilmi wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada

xukuumada madaxweyne Siilanyo isla markaana iminka ka mid ah siyaasiyiinta madasha wadatashiga waxaa uu ka digay cawaaqib xumo ka dhalan kara fadhi aan caadi aheyn oo madaxweyne Siilanyo isku yeedhay labada aqal baarlamaan ee Guurtida iyo Wakiilada .

Waxaa uu sheegay Eng Maxamed Xaashi in fadhigaas wada jirka ah ee uu madaxweynuhu isku yeedhay laba aqal uu yahay sidii uu uga ansixin lahaa in magaalada Berbera Saldhiga laga siiyo dawlada Imaaradka Carabta

Sidoo kale waxaa uu hoosta ka xariiqay in golaha guurtidu heshiisyadaas noocaas oo kale ah aanay xaq u laheyn in ay u codeeyaan balse ujeedka laga leeyahay uu yahay sidii tirada loogu badsan lahaa marka gacanta loo taagyo loona ansax san lahaa heshiiskaas

 

Dhinca kale Maxamed Xaashi Cilmi waxaa uu cod dheer ku sheegay in fadhigaas wada jirka ahi uu noqon doono shirkii Somaliland gabi ahaanteedba lagu bur burin lahaa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/hl5JychCD_k

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews