berberatoday.com
Muqdisho”Duulimaadyada Diyaaradaha Oo La Hakiyey Iyo Sababta Ka Danbaysa
February 7, 2017 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la hakiyey

duulimaadyadii iman lahaa ama ka tagi lahaa magaalada Muqdisho, maalinta Arbacada ah ee 8-da bisha Febraayo 2017-ka.

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Sidoo kale wararka aanu ka helnay mas’uuliyinta garoonka ayaa sheegaya in duulimaadyada loo hakiyey doorashada ka dhacaysa gudaha garoonka maalinta Arbacada ah darteed.

Wasirika Duulista Hawada Cali Axmed Jaamac Jangali oo ay Idaacada VOA u sheegay in la hakiyey duulaamaadyada “saacado kooban” maalinta arbacada ah.

 

Amniga ayaa sidoo kale aad loo adkeeyey maalintaas, iyadoo waddooyinka la xidhay isla markaana la joojiyey socodka baabuurta aan wadanin fasaxa gaarka ah siiba kuwa amniga sugaya.

Doorashada madaxtinnimada ee dhacaysa maalintaas ayaa waxaa ka qayb galaya 23 musharrax waxaana u codayn doona 329-ka mudane ee ku jira labada aqal ee baarlamaanka.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews