War Deg Deg Ah”Shirgudoonka Labada Aqal Ee Guurtida Iyo Wakiilada Oo Hada Isku Shubay Madaxtooyada Somaliland Iyo Sababta Loogu Yeedhay
February 7, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Labada shir gudoon ee golaha wakiilada iyo Guurtida oo ay kala
hogaaminayaan Cabdiraxmaan Ciro iyo Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxaa ay hada galeen madaxtooyada Somaliland
