Daawo Muuqalka”Boqor Raabi Oo Shacabka Deegaamadiisa Ugu Baaqay In Aanay Ogolaan In Deegaamadooda Macdan Iyo Shiidaal Baadhis Laga Sameeyo Xukumada Siilanyana Ku Eedeeyay Inay Dalkii Iyo Khayraadkiisii Wada Xaraashtay
February 8, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka”Boqor Raabi Oo Shacabka Deegaamadiisa Ugu Baaqay In Aanay Ogolaan In Deegaamadooda Macdan Iyo Shiidaal Baadhis Laga Sameeyo Xukumada Siilanyana Ku Eedeeyay Inay Dalkii Iyo Khayraadkiisii Wada Xaraashtay