Daawo Muuqalka”Dhaarintii Madaxweyne Farmaajo Iyo Tanaasulkii Xassan Sheekh+Khudbadii Ugu Horeysay Ee Farmaajo Jeediyey
February 8, 2017 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Dalka Somaliya ayaa waxaa uu caawa yeeshay madaxweyne Cusub oo noqdey Maxamed Cabdilaahi Farmaajo , waxaana u uka guuleysay Xassan Sheekh Maxamuud oo ahaa madaxweynihii hore ee dalkaasi
Muddane Farmaajo ayaa isla caawa ba waxaa lagu dhaariyey goobtoo ay ka socotey doorashada madaxweynuhu , waxaana uu halkaasi ka jeediyey qudbadiisii ugu horeysay .
Sidoo kale waxaa iyaguna qubado jeediyey labadii madaxweyne ee hore u soo qabtey madaxweyne nimada dalkaasi oo kala ah Xassan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed