Daawo Muuqalka”Haweenay Danyar Ah Oo Reer Berbera Ah Oo Ka Cabanaysa Dhul Ay Laheyd Oo Marwada Madaxweyne Siilanyo Looga Qaaday Dhismena Looga Bilaabay Iyo Laba Wariye Oo Warka Haweenaydan Ay Kaduubeen Xabsiga Loogu Taxaabay
February 8, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Haweenaydan oo lagu magacaabo Sahra Mooge islamaraakan kamida dadka danyarta ah ee reer Berbera ayaa sheegtay inay dhul ay lahayd oo kuyaala shacabka Berbera looga qaaday Marwada Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Waris Sheekh Maxamud Jirde islamarkaana dhisme hada looga bilaabay.dhismahaas oo uu fulinayo Agaasimihii hore ee Gaadiidka Madaxtooyada ninka Lagu Magacaabo Abshir Xasan Xashi.