berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xoolo Dhaqatada Degaanka Mandheera Iyo Bulaxaar Ee Gobolka Saaxil Oo Qarka u Saaran Xaalad Qalafsan Oo Keeni Karta Dhimasho Iyo Gurmad La’aanta Gudida Abaaraha Iyo Xukumada
February 8, 2017 - Written by Berbera Today

Mandheera/Buluxaar(Berberatoday.com)-Daawo”Xoolo dhaqatada Reer Guuraga ah Ee Ku Nool Degaanka Hoos yimaada Degmada Mandheera iyo Bulaxaar Ee Gobolka Saaxil Ayaa Waxa la Soo Daristey Xaalad Qalafsan oo u Baahan in Gurmad deg deg ah Loo Fidiyo Kadib Markii ay ku Dhufatey Abaar Baahsan oo sameysay Dadka iyo Xoolahaba, Taas Oo Mudooyinkii u Dambeeyeyba Ka Taagneyd Degaano Badan oo Ka tirsan Somaliland iyo Geeska Afrikaba,
Degaanada Abaartu Sida Weyn u Taabatey Ee aanu kormeerka Ku tagney ayaa waxa Kamida Degaanka Tuulada Maqaaxida inanta,Macaneeya,iyo Degaanada Gubanka iyo Xeebta Galbeed Ee Gobolka Saaxil sida Tuulada Kolqorey, Higlaale, Karin Kulan, Geeri , Gargaarka,Daboraqas,iyo Tuulada Ragaadweyn Oo Dhamaantood ka tirsan Degaanada Galbeedka Saaxil Ee hoosyimaada Degmooyinka Mandheera iyo Bulaxaar , kuwaasi oo aanu kula kulaney Dad aad u Jilicsan Oo ay ka Baxeen Xoolihii Ama Duunyadii ay Dhaqanayeen Oo u baahan in Gurmad Caafimaad iyo Mid Bino aadminimo Loo Fidiyo

abaarta ka jirta mandheera iyo bulaxaar

Halkan kHoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews