Madaxweynihii Hore Ee Maamulka Putland General Cade Muuse Xirsi Oo Geeriyooday
February 8, 2017 - Written by Berbera Today
Dubai(Berberatoday.com)-Rabbi ha u naxariistee waxaa maanta ku geeriyoodey Isbitaal ku yaala dalka Isutagga Imaaraadka Carabta Madaxweynihii hore ee Puntland General Maxamuud Muuse Xirsi Boqor, oo loo yaqaanay Jen. Cadde Muse.