berberatoday.com
Nin U Dashay Dalka Sucuudiga Oo Isku Dayay Inuu Isku Dilo Kacbada Horteeda !
February 8, 2017 - Written by Berbera Today

Makkah(Berberatoday.com)-Ciidammada ilaalada Xaramka ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Nin doonayey inuu is dilo oo ku sugnaa Xaramka, Ninkan oo ay warbaahinta Dalkaasi qarisay magaciisa ayaa la sheegay inuu u dhashay isla Dalkaasi Sucuudiga oo da’diisuna ay tahay 40 jir.

warka kacbadaNinkan ayaa doonayey inuu isku gubo kacbada barakaysan horteeda, sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah ciidammada ilaalada Xaramka iyo waliba dadkii gudanayay waajibka Cumrada ee goob jooga u ahaa arrintaasi.

Afhayeenka Ciidanka ilaalada Xaramka Saamix Al-Silmi ayaa waxa uu xaqiijiyay in ninkaasi gacanta lagu hayo lana baadhayo sababta ku kaliftay arrintani taas oo ah mid aan hore loo arag waxaanu yidhi Saamix “Waxaanu aragnay Nin kacbada aad ugu soo dhawaaday oo dharkiisa ku shubaya Petrol si uu isku gubo isla markiina gacanta ayaan ku dhignay, waxaana la filayaa in Ninkaasi yahay in xanuun maskaxeed hayo, waxaana socda baadhitaankiisa”.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews