Meherkii Qarniga Ee Cabdikhaliq Cabdilahi Awal Bari Oo Kulmiyey Siyaasiyiin, Masuuliyiin, Aqoonyahan Iyo Weliba Haldoorka Qaybaha Bulshada…Halkan Ka Daawo Sawiiradda Meherka Iyo Caruus Cabdikhaliq Awal Bari
February 9, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Meherkii Qarniga ee Cabdikhaliq Cabdilahi Awal Bari oo Kulmiyey Siyaasiyiin, Masuuliyiin, aqoonyahan iyo weliba Haldoorka Qaybaha Bulshada…Halkan ka Daawo Sawiiradda Meherka iyo Caruus Cabdikhaliq Awal Bari.
Hargeysa(Xogreebnews)-Munaasibad balaadhan oo ahayd Meherka Cabdikhaliq Cabdilahi Maxamed (Ina Awal bari) iyo Marwadiisa Yaasmiin Maxamed sh. Muxumed X. Faaraxoo ka dhacday Masjidka weyn ee Magaaladda Hargeysa ee Cali Mataan, ayaa kulmisay Siyaasiyiin Miisaan culus ku leh geyiga Somaliland iyo sidoo kale masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo xilal sare ka haya.