Muxuu Ka Yidhi Murashax Cabdiraxmaan Cirro Doorashadii Shalay Ka Dhacday Dalka Somaliya Iyo Madaxwaynaha Cusub Ee La Doortay?
February 9, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna murashaxa madaxwayne ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay doorashadii ka dhacday shalay dalka Somaliya isla markaana lagu doortay inuu madaxwayne ka noqdo Somaliland mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo
https://youtu.be/3JEvgsqH7Ig
Berberatoday.com