berberatoday.com
Madaxtooyada Oo Xalay Kulan La Yeelatey Xildhibaanada Beesha Suber Awal , Laba Xildhibaan Oo Dagaal Dhex Maray Iyo Wasiir Sacad Oo Dibada La Dhigay
February 11, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ilo Xog Agaal Ah Ayaa Waxaa Ay Noo Xaqiijiyeen In Madaxtooyada Somaliland

Ay Habeenkii Xalay Ahaa Kulan La Yeelatey Xildhibaanada Beesha Habar Ah Ee Labada Gole Baarlamaan Ee Wakiilada Iyo Guurtida

Image may contain: one or more people, sky and outdoor

Kulankan Oo Sida Xoguhu Noo Xaaqiijiyeen Ka Dhacay Madaxtooyada Somaliland Ayaa Si Rasmi Ah Loo Ogeyn Waxyaabaha Ay Ka Wada Haleen Balse Ilo Ka Agdhaw Waxaa Ay Noo Xaqiijiyen In Madaxtooyada Iyo Xildhibaanadu Ka Wada Hadleen Arinta Saldhiga Magaalada Berbera Laga Siinayo Dawlada Imaaradka  oo la filaayo in uu madaxweynuhu fadhi wada jir oo ay labadaasi gole bari yeelan doonan uu kaga  hadlo 

 

Arintaasi Ayaa Waxaa La Sheegay In Ay Xildhibaanadu Ku Kala Aragti Duwanaadeen Isla Markaana Sabab U Noqotey In Ay Dagaal Gacanta Ah Uu Dhex Maro Laba Xildhibaan Oo Ka Wada Tirsan Golaha Wakiilada Isla Markaana Lagu Kala Magacaabo Xildhibaan Siciid Cartan Iyo Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel

 

 

Sidoo Kale Kulan Ay Madaxtooyadu Xalay La Yeelatey Xildhibaanada Beesha Suber Awal Ayaa Waxaa Ay Xoguhu Intaasi Ku Dareen Isla Markaaana Xildhibaano Ka Qeyb Galay Ay Shabakada Ilaysnews.Com U Xaqiijiyeen In Madaxtooyadu Ay Dibad Dhigtay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire Oo Kulankan Aanu Ka Soo Qeyb Galin Oo Laga Qariyey

Si Rasmi Ah Uma Cada Sababta Wasiirka Arimaha Dibadu Ugu Soo Qeyb Gali Waayey Kulankaas Ay Madaxtooyadu Xalay La Yeelatey Xildhibaanada Beesha Suber Awal Ee Labada Gole Kaga Jira , Kana Wada Hadleen Arimaha Saldhiga Berbera Oo Wasiirkani Qaranka U Qaabilsan Yahay Waxii Arimo Dibadeed Ah Ee Dalka Ku Soo Kordha

 

 

Xigasho Ilaysnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews