“Saldhiga Military Ee Berbera Waxaa Dabada Ka Riixeysa Xukumada …. ” Xildhibaan Qabiile Oo Siro Badan Fashiliyey”Daawo Muuqal
February 11, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka mid ah mudanaaysha golaha wakiilada ee
laga soo doorto gobalka Saaxil waxaa uu ka hadley saldhiga dawlada imaaradka laga siinayo magaalada Berbera .
