War deg-deg Ah”Cabdiraxmaan Cirro Hadda Shir Jaraa’idku Qabtay Gurigiisa, Kana Hadlay Saldhigga Ciidan Ee Imaaraadka Iyo Khudbada Madaxweynaha Ee Berri Oo Sharci Darro Uu Ku Tilmaamay. Fariin Adagna Udiray Xildhibaanada wakiilada
Hargeysa(Berberatoday.com)-War deg-deg ah: Cabdiraxmaan Cirro Hadda Shir Jaraa’idku Qabtay Gurigiisa, Kana Hadlay Saldhigga Ciidan ee Imaaraadka iyo Khudbada Madaxweynaha ee Berri ee sharci darro ku tilmaamay. Fariin adagna u diray Xildhibaanada wakiilada