berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Xukumada Somaliland Oo Caawa Saqdii Dhexe Xabsiga Utaxaabtay Mujaahid Axmed Cumar Xaaji Cabdillahi(Xamarje)Iyo Sababta Xadhigiisa
February 11, 2017 - Written by Berbera Today

Hargaysa(Berberatoday.com)-Waxaa mar dhawayd ciidamada booliska Somaliland ay jeelka U taxaabeen Muj. Axmed Cumar Xaaji  C/laahi (Xamarje) oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee xisbiga Wadani.xamarji

Lama Oga ujeedada rasmiga ee ka danbaysa xadhiga muj. Xamarje  balse wararku waxa ay sheegayaan in xili saacad ka hor ah oo ku siman 12 kii habeenimo ee caawa ay ciidamada Boolisku ka kaxaysteen gurigiisa oo ku yaala xaafada sheedaha waxaana haatan uu ku xidhan yahay mujaahidku saldhiga dhexe ee magaalada Hargaysa.

Si kastaba ha ahaatee xadhiga mujaahidka ayaa loo aanaynayaa in uu la xidhiidho sas ay xuukuumadu ka qaaday mooshinka maalinta bari golayaashu ku ansixinayaan daldhiga militari.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews