berberatoday.com
Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Dr.Sacad Cali Shire Oo La Filaayo Inuu Iska Casilo Xilka Wasiirnimo, Kaddib Markii Laga Xan Qarsaday, Kana Soo Horjeestay Saldhigga Ciidan Ee Imaaraadka Carabtu Berbera Ka Doonayo
February 11, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)Wasiirka arrimaha dibeda Somaliland Dr. Sacad Cali shire ayaa la sheegay inuu caawa go”aanku gaadhay inuu iska casilo xilka wasiirnimo ee Arrimaha dibeda.Iscasilaada laga filaayo inuu ku dhawaaqo  wasiir Sacad Cali Shire ayaa  ka dambaysay kaddib markii laga xan qarsaday. Isla markaana waxa uu Maanta Warbaahinta uu cadeeyey inaanu jirin Wax Heshiis ah oo Xukuumaddu la gashay Dawladda Imaaraadka Carabta taas oo wasiirka Madaxtooyada iyo Wiilka awooda badan kuleh xukumada ee qaba hodan Axmed Siilanyo si aad ah uga cadhoodeen hadalada xaqiiqada ah ee wasiirku warbaahinta usheegay islamarkaana ay qaniineen.

Heshiiskaas oo ah mid saldhig ciidan oo lagaga duulo Xuutiyiinta Yemen dagaalka kuhaya dawlada dalkaasi ayaan faa,ido ulahayn Dawlada Somaliland iyo dadkeeda toona waxaana laga yaabaa in hadii Saldhigaas ciidan la bixiyo gantaalaha ridada dheer ay Jabhada Xuutiyiintu kusoo garaacaan Magaalo ganacsiyeeda dalka dhaqaalihgiisu kasoo baxo ee Berbera oo masaafo 162 mile ah ujirta Magaalada Cadan ee dalka yaman oo ay Jabhada xuutiyiintu ku dagaalamayaan waa hadii ay diyaaradaha dagaalka ee isbahaysiga dawladaha carabtu kaga duulaan Madaarka diyaradaha Berbera.

Wasiirka arrimaha Dibeda Dr Sacad Cali Shire ayaa la sheegay inaanu la dhacsanayn go’aanka Xukuumadda ugu gacangelenayso ciidamada Imaaraadka, waxanu sida xoggaha lagu helaayo wasiir Sacad aamiiin san yahay inaanay Umadda Somaliland daani ugu jirin saldhigaas Ciidan.
La soco wixii kasoo Kordha.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews