berberatoday.com
Golaha Baarlamaanka Labada Aqal Ee Somaliland Oo Ansixiyay Heshiis Sharciga Baalmarsan Oo Xukuumada Somaliland Imaaraadka Ku Siisay Saldhig Milatari
February 12, 2017 - Written by Berbera Today

Hargetsa(Berberatoday.com)-Labada gole ( Guurtida iyo Wakiilada) ayaa cod aqlabiyada ku ansixiyay heshiiskii Saldhiga milateri ee xukuumada Somaliland lagashay dawlada imaaraadka carabta iyaga oo aan la horkeenin heshiis rasmiya.

golaha wakiiladaHeshiiskan aan rasmiga ahayn ayay maanta baarlamaanka Somaliland ku ansixiyay fadhi wada jira oo ay yeesheen labada gole ee Guurtida iyo Wakiilada oo hogaaminayay gudoomiyaha golaha guuritda Saleebaan Maxamud Aadan

Waxaa ogolaaday heshiiska 144 ( boqol iyo afar iyo afartan) xildhibaan, waxaa diiday hal xildhibaan shana way ka aamuseen gudoomiyuhuna muucaodayn.

Heshiiskan ayaa todobaad yadii ugu dambeeyay doodiisu ka taagnayd Somaliland kaasi oo bulshada qaybo kamid ahi ay diidanaayeen halka qaarna soo dhaweeyeen.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews