Daawo Muuqalka”Ma Xishoode Baashe Morgan Wiilka Madaxweyne Siilanyo Sodoga Uyahay Oo Wax Laga Weydiiyay Awooda Uu Xukunka Dalka Ku Leeyahay Oo Jawaab Saxa bixin Kari Waayay
February 13, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wiilka uu sodoga u yahay madaxweyne Siilanyo isla markaana ah safiirka dalka imaaradka carabta Baashe Morgan ayaa waxaa ay maanta qaar ka mid ah saxaafadu weydiisay heerka ay leegtahay awooda uu ku leeyahay xukunka dalka .
Baashe Baashe ayaan si cad uga jawaabin su,aashaas balse waxaa uu sheegay in dadka warbahinta waxaas ka yidhaada ay yahiin qaar aan wax aan jirin warbaahinta mariya
Hadalkan ayaa waxaa uu ku soo beegamaya xili qaar ka mid siyaasiyiinta dalku ay ku eedeyan wiilkan uu madaxweyne Siilannyo sodoga u yahay in uu ka mid yahay dadka ay u gacan gashey xukunkii dalku