berberatoday.com
Hanti Dhowrka Qaranka Somaliya Oo Sharcidaro Ku Tilmaamay Heshiiska Somaliland Iyo Imaaraadku Wada Galeen Ee Saldhiga Ciidan Ee Berbera Laga Sameynayo
February 14, 2017 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda Somaliya ayaa sharci daro ku tilmaamtay Heshiiskii Somaliland ay la gashay dowladda Imaaraadka Carabta kaas oo u ogolaanaya in ay Saldhig ciidan ay ka furato Magaalo Xeebeedka Berbera ee Somaliland.

hanti dhawrka somaliya

Hanti dhowraha Qaranka Nuur Faarax Jimcaale ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado in dowladda Imaaraadka Carabta ay la gasho Heshiis Somaliland.

Waxa uu sheegay in Heshiiskaan uu yahay mid qalad ah ,islamarkaan si qaldan wax loogu sheegay Xildhibaanada Somaliland.

“Heshiiskii ahaa Dekada Magaalada Berbera waa qalad, dadka Xildhibaanada ah ee Somaliland, waxaa loo qaybiyay mid aanan rasmi aheyn oo saxiixyadii ku qorneyn  saxiixyadii rasmiga ahaana waa laga qariyay, danta umadda iyo mida dalkana lagama eegin, shaqsiyaad ayaa galay oo danahooda gaarka ah ka eegaya, sharci ma’ahan wax ay umadda u qabanaysana malahan.” Ayuu yiri Hanti dhowrka Qaranka Somaliya.

Shalay ayeey aheyd markii Xildhibaanada Somaliland ay meelmariyeen Heshiis dowladda Imaaraadka Carabta u ogolaanaya in ay Saldhig ciidan ay ka furato Magaalada Berbera.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews