“Maxaa Somaliland Uga Faa’ido Ah Saldhigga Imaaradka Barlamaanka Waxaanay Garanayn Oo Aanay Aqoon U Lahayn Bay Iska Ansixinayaan”Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir”Daawo Muuqal
February 14, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka Guud Ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo la Yaabay Caqliga Barlamaankeena, Sidoo kalena sheegay inaanay wax fa’iido ahiba Somaliland ugu jirin saldhig Milatari.
“Dekeddaasi wax dambe oo shaqa ah oo ka soconaysaa ma jirto, waa Askari, Qori iyo Rasaas” Suld. Maxamed Suld. Cabdiqaadir