berberatoday.com
“Saleebaan Gaal Waa Waslad Xun Oo Inagu Dhex Jirta Tan Iyo Faqashtii , Madaarka Berbera-na Car Waa Ninka Keena Carab”Mujaahid Cali Guray”Daawo Muuqal
February 14, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Cali Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbul xaakimka Kulmiye ayaa waxaa uu weerar culus oo afka ku qaadey gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan oo uu ku sifeeyey waslad inagu dhex jirta ilaa faqashtii .

Image may contain: 1 person

Sidoo kale Muj Cali Guray waxaa uu ka diyriyey in ay doorasho dalka ka dhacdo inta uu Saleeban gudoomiyaha Guurtida yahay .

 

Dhinca kale Muj Cali Guray ayaa waxaa uu eedeymo u jeediyey gudoomiyaha golaha wakiilada ahna musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani

Cali Yuusuf Axmed isaga oo hadalkiisa sii wata waxaa uu wacad ku maray in aan Madaarka Berbera aan carab la keeni karin , hadii la keenan waxuu dhaar ku maray in dalka ay Itoobiya soo galin doonan oo Dekada iyo Madaarka ba ku wareejin doonan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/xAyanWrh4u0?t=90

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews