Lamaane Kenyan Ah Oo Arooskoodii Hore Ku Baxay 1 Dollar Oo Xalfad Qaali Ah Loo Dhigay
February 15, 2017 - Written by Berbera Today

Kenya(Berberatoday.com)-Lamaane Kenyan ah oo kharashka arooskoodu ku kacay hal doolar ayaa xalfad qaali ah loo dhigay mar kale maalinta Jacaylka Adduunka, iyadoo ay hawshaas soo abaabuleen dad samofaleyaal ah.