berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Cabdiraxaan Faroole Oo Ku Baaqay In Faro Galinta Laga Daayo Madaxweyne Farmaajo Iyo Cid Uu Farta Ku Fiiqay
February 16, 2017 - Written by Berbera Today

Garoowe(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee dowlad gobolleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Max’ed

Max’uud Faroole, islamarkaana ah xubin ka tirsan aqalka sare ee Soomaaliya ayaa ku baaqay in madaxweynaha cusub ee la doortay laga daayo sida uu hadalka u dhigay faragalinta iyo culeyska siyaasadeed ee lagu hayo.

 

 

Hogaamiyayaasha madasha iyo siyaasiyiinta kale ee Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay in ay faragalinta ka daayaan madaxweynaha islamarkaana u madaxbanaaneeyaan sida uu hadalka u yidhii qofka uu ra’iisal wasaare ka dhiganayo.

‘’Hogaamiyayaasha madasha raga sheegtay waxaa leeyahay intii hore ayaa ceeb idinku filan, ha idinka nabadgalo madaxweynaha la doortay ee codka shacabka ku yimid, hana loo madaxbanaaneeyo qofka uu ra’iisal wasaare ka dhiganayo ayuu yidhi ‘’ C/raxmaan Faroole oo dib ugu laabtay magaalada Garoowe.

Sidoo kale sababta uu ugu uga soo tagay magaalada Muqdisho ayuu ku tilmaamay in ay tahay culeys ay ku hayeen siyaasiyiin Soomaaliyeed oo doonayay ayuu yidhi in ay ii adeegsadaan madaxweynaha.

‘’Sababta aan uga imid magaalada Muqdisho ayaa ah in aan la ii isticmaalin madaxweynaha oo aan cadaadis ku saarin qofka uu ra’iisal wasaaraha ka dhiganayo ayuu yidhi ‘’ C/raxmaan Faroole.

https://youtu.be/6A1ClzGYf-c?t=1

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews