Madaxweynaha Cusub Ee Dawlada Xamar Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Oo Maanta Si Rasmi Ah Ula Wareegi Doona Hogaaminta Dawlada Somaliya
February 16, 2017 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Qaban qaabadii u dambeysay ee uu xilka kula wareegayo Madaxweynaha cusub
ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka socota xarunta Madaxtooyada, iyadoo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta si rasmi ah xafiiska u baneyn doono.
