berberatoday.com
Sidii China ayaa Somaliland yeelatay the ganag of four ee daawo sawirada by Abdi Mustafe
February 16, 2017 - Written by Berbera Today
Halka hoose ka daawo Somaliland ganag of four iyo madaxweynihii oo qaadaya gama’yey hurdada dheer iyo sawir kale oo ah markii maxkamada la soo taaagay China-the gang of four. Rumayso ama ha rumaysan tabtii dalka shiinaha ka dhacday ayaa Somaliland na heysata oo budhcad baa xukunkii bilili-qeystay madaxweynahana waa laga saxeexaa.
Sawiradan iyo sheekadan waxa ka dhexeeya wax weyn. Dalka Shiinaha markii madaxweynihii ka gaboobay ee xanuunla la jiifsaday waxa ku dul xukumi jiray
casaabad la odhan jiray the gang of four oo ka koobnaa xaaskii madaxweynaha Mao-Tse-Tung iyo sadex nin oo madax sare ahaa. Afartaa qof shicibka shiinaha waxay uuga dhigi jireen in uu madaxweynuhu taliyo. Iyagaana dalka daaha dabadiisa ka maamuli jiray oo waxay doonaan fali jiray. Shicibkii Shiinaha oo khaatyaan ka jooga xukun xumida afartan qof ayaa aakhirkii odeygii Mao-Tse-Tung geeriyooday. Markuu bil qudha sii mootaanaa ayay shicibki dulmanaa dibada iyo suuqyada u soo baxeen. Dabeed waxa la qab qabtay afartii ruux ee dalka bur-buriyey. Maxkamada sawir keedii halkan hoose aa ku aragtaan ayaa la soo joojiyey. Laba ka mida dil baa lagu xukumay labada kalena xabsi daayin. In kastoo kuwii xabsiga dheer lagu xukumay mid ka midi jailka isku dilay ba. Hadaba Somaliland na waxay yeelatay the gang of four. Silaanyo sidii madaxweynihii shiinaha ayuu aqal iska hoos jiifaa dabeedna wadanka waxa ka taliya afartaa qof ee sawiradooda aa hoos ku aragtaan. Shicibka reer Somaliland na waxay uuga dhigaan in Silaanyo taliyo oo awood leeyey, wax se ka jiraa ma jiraan. Hadii saladhigu sidaa ku socdo waxa dhici in laga qaxo magaalada Berbera oo Yementu duqyn doonto haamaha shidaalka iyo dekeda. Wixii lagu xukumi lahaa Maafiyadan afarta ah iyo qaar kaloo badan oo wasiirka maaliyada iyo Cali Mareexaan ka mid yihiin waxaan u dhaafayaa muwaadin niinta reer Somaliland.

Inline image 3
Inline image 1Inline image 2Inline image 4Inline image 6
Inline image 7

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews