berberatoday.com
“Waxaan La Yaabanay Umaddu Miyey Sirxantay Ma Si Kalaa Waxay Ku Leeyihiin Horumar Inoo Soo Kordhay Meeyey Dadkii Reer Somaliland Ee Garashada Dheeraa, Berbera Ama Saigonta Casriga 2017 Miyaad Ku Faraxsantiin Maqaadiirta Dhacday”W/Q Abdillahi Ibrahim
February 16, 2017 - Written by Berbera Today

Waxaan la yaabanay umaddu miyey sirxantay ma si kalaa waxay ku leeyihiin horumar inoo soo kordhay meeyey dadkii reer somaliland ee garashada dheeraa, Berbera ama Saigonta casriga 2017 miyaad ku faraxsantiin maqaadiirta dhacday, waxa idin garasho dhaama markii Talyaanigu Somaliland ka qabsaday ingiriis ayuu mooday sidii dadkii uu ula dhaqmi jiray koonfurta markaasu yidhi badda ayaan koombo ku dhurayaa haddaan soo qaqabanayaa ingiriis inta lagu qoslay ayaa lagu yidhi waxaad taagantay hadda goobtii ilbaxnimada isna waa fahmay waxa loo sarbeebaykkkkkkkkkkkkk inaa baroor diiqdaan weeye ee maaha inaad qososhaan iyo inaad faraxdaan toonna qaranimadii Somaliland waxay god gashay 13.02.2017 waxaana Saldhigga bixiyey Xasanka Xamar 100millionkii la bixiyeyna wuxuu qaatay 30million intii kale se Tuugta ayuu jeebkooda ku dhacay, kkkkkkkkkkkkkk dadku miyuu sirxan yahay sixiraaba la sheegsheegayee, waxaan leeyahay intiina garashada iyo muwaadinimadu ku jirtow ka kaca fadhiga diida oo ka hortaga weli waa dhowdiine ilayn Gole baarlamaan ma codaynne kuwo aan xaq u lahayn oo 100.000 dollar loo qaybiyaa dalkii minjoxaabiyee, wax waliba waa cadaan oo caalamka oo dhan ayaa hadal haya, iska qabta buryo qabkan yar ee idiinkoo nool idin gaday sharaftii dalka iyo wixii loo soo dagaalamay hadhcad gotka ku riday ee xasanka xamar yidhi ka talo bixiya. Ka kaca fadhiga haday dhiig tageyso u hura naftiina hadii mooryaantani idin ciseynweydo muxaafid iyo mucaaridba lihii Alle naga kiin soo gaadh Allaan idinka dacweynee Sareecan Sareecan yaa Raxmaan.

 

 

 

W/Q  Abdillahi Ibrahim

Helsinki Finland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews