“Arrinta Saldhigga Militeri Ee Imaaraadka Looma Gelin Sidii Ku Haboonayd, Waxana Ay Ahayd Intii Aan Baarlamaanka….”Mujaahid Xasan Ciise
February 17, 2017 - Written by Berbera Today

Hargaysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyihiii urur-siyaasaddeedkii XAQSOOR Md. Xasan Ciise Jaamac waxa uu sheegay in habkii loo galay meelmarinta Heshiiskii Imaaraadka Saldhiga Milatari ee berbera aannu habboonayn, isaga oo iftiimiyay in dhinacyaddii arrintaas maamullaayay aannay wakhti ku filan siinin.