berberatoday.com
Maareeye Ku-Xigeenkii Hore Dekada Barbara Siciid Faarax Cabdilaahi (Siciid Baadari)Oo Mareeya Dekada Berbera Si Badheedha Gurigiis Uga Dumiyaya.
February 18, 2017 - Written by Berbera Today

Mareeyaha Dekada Magaalada Axmed Yusuf Dirir ay si  qab yaaladaysan gurigisi cagaf uga liyay halka shaqaale hoosadki ay isku reerka ahaayen uu siiyay wixi ay xaq ula haayeen. Mareeye Ku Xigeenkii hore  Siciid Badari u sheegay inan waxba u haynin ee uun uu lacag u haya inta ciise muuse cid kale aanu waxba siinani sidaas waxaa yidh Mareeyaha Axmed Yusuf Dirir

s

Waa qabyaalad iyo caaded inay utun iyo dhiilo kala jiifto qabiilada waligeed laakiin hada waxaba so kordhay in madaxdi dawladana laga arko falfal aad ufool xun oo sababi kara iska hor imaad hubaysan iyo qulqulatoyin ki dagaal ki sokeeye dib ubilaabmaan marka masuul sare oo tacadi qabyaaladaysan gaystay qabiil kale ka jaro qudha in qolo qolo tagayso mashaka kataagan taa,

 

Waa arin uguba oo dhawaanahan laga raystay arintani laakin waa calaaamad kalo muujinaysa durtaba inay nu ilawnay wixi lasoomaray shalay marka masuul qaran ku dhaqmo arin aad u qalafsan damiirka na ka fog isago aan wax sharafa dhawranayn uu si qaawan oo badheedha u duudsiyo qof xaqii iyadoo sababta ka
danbaysa aynu wada garanayno ay tahay qabyaalad maxad ka filaysa hadii xukumadi qolo qolo noqoto shicibkiina inay sameeyan waa wax iska cad taasi waayeel kana looshegi mayo waana arimahaynu ka so gudub nay dagaaladii sokeeye waxad mooda in maareeya dakada Barbara uu dhalaan ka ahaa shalay wixi ka dhacay Barbara ama aanu

 

la soconin xitaa sheekadeeda Berbera waa magaaladi dagaalada sokeeye ka bilaabmeen wixi halka ka dhacayna lama kala mahadin maantana hadii ay timaado warin aan inagu cusboonayn oo aynu hore uso wada daawanay dhamaanteen,

 

Ceeb maaha in qof qaldamo ee waxa ceeba inaynu qaban wayno qofkasto jecel wanaaga samahana dhagahiisu ufuranyiin ogaana wixi dalku soomaray kolay arintan ma jeclaysan doono ku mana farxi doono waxanan anigu rayigayga uso jeedin waa arin marlabaad curate yaanay curado danbe inaga sahayan mudane Siciid Faarax Cabdilaahi na ma waayayo wuxu xaq uleeyay nin ay meel wada joogan oo ilaahay kuwada beerayna ka haysan kari mayo waxa iswaydiin le hakaba haystee halku lajoogaya isagu siqaldan oo hunguri wado ayuu ufikiray malaataga waa kan inaaderadi siyay xaqoodiye waxa uu shisheeye bidaya SIciid caqligiisa tani waa astaanta lagu garto dadka aragtida liitada wata,

 

Gunti iyo gunaadadki waxan ku sokoobaya dadwaynaha  waxa u dhexaysa dawladnimadee yaan laga tagin taa hadii kale hadaw ayay nu meel dheer ka raadin doona waxanan ilaahay ka baryaya inanu ka dhigan dagaalshin ki go ay dadka caqliga usaaxiibka ah oodhan waxan ugu baaqaya inay arintan u eegan si caqliyadi ku jirto

 

hadi kale dab ku halkeenu inugu sowada gaadha sidaana laysuma dhexmari doono marka inta ay arintani bilawga tahay waa in wax laga qabto maarayaha dakada Barbara isagu ma filaayo in ededi iyo madax tooyadu so faragalin doonan iyaguun buun ka lib haystaa isagoon eegin xitaa wakhtiga uhadhay into yay iyo in doorasho laga laayo toona si kastaba ha ahaate waxan ku so kobaya hadal kayga belaayo ka hortag mooye ka daba tag malaha,

 

W/Q: Abdijibaar Sheikh Abdilahi fartaaag

cabdijibaar25@hotmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews