Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Saaxil Oo Hambalyo Udiray Guud Ahaan Dhalinyarada Somaliland Taas Oo La Xidhiidha Maalinta Loo Asteeyay Xuska Dhalinyarada Somaliland
February 20, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Gudomiyaha Dhalinyarada Gobolka Saaxil Cabdiqani Ismail Aw Aadan oo loo yaqaano (Bidhi) ayaa Hambalyo u Diray Dhalinyarada Reer Somaliland Gaar ahaan Dhalinyarada Gobolka saaxil oo uu allah uga baryaya in Sanadkan sanadkiisa ay ku Gaadhan Bash basha iyo barwaaqo
