Daawo Muuqalka”Xukuumada Somaliland Oo U Hanjabtay Idaacada BBC-Da Laanteeda Afka Somaliga Kadib Doodii La Xidhiidhay Saldhiga Ciidan Ee Wasiir Maxamud Xaashi Lagaga Adkaaday Awgeed
February 21, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa waxaa uu u hanjabey laanta afka Somaliga ah ee idaacada BBC-da .

Wasiirka ayaa waxaa uu idaacada BBC-da uu ku eedeyey in ay tahay mid aan dhex ka aheyn arimaha dalka Somaliya iyo Somaliiland isla markaana u jan jeedha dhinaca dalka Somaliya oo uu ku tilmaamay in aad moodo in ay tahay warbaahin laga maamulo dalka Somaliya .