Deg Deg Ah”Mid Ka Mid Ah Badhasaabada Gobalada Somaliland Oo Hada Geriyoodey Waa Kuma
February 21, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alleh ha u naxariistee waxaa habeenkii xalay ahaa cisbitaalka
guud ee magaalada Hargeysa ku geeriyoodey goduumiyihii gobalka Badhan Marxuum Cabdixakiin Axmed Maxamuud (Cabdixakiin Wahaabi) .
Waxaana sidaasi qaar ka mid ah warbaahinta u xaqiijiyey maayar ku xigeenka magaalada Badhan Cawil Maxamuuud Jaamac , waxaana uu sheegay in marxuumka habeenkii xalay ahaa uu xanuun kadis ahi ku soo boodey
