berberatoday.com
“Warbaahinta Caalamku waxay Qortay In Imaaradku Saldhiga Berbera Dawlado Kale Wakiil Uga Yahay” W/Q Mohamed Abdirahman Yusuf
February 22, 2017 - Written by Berbera Today

idaroowarbixinta ay qorayaan warbaahinta caalamku waxaa ay xaqiijiyeen in imaaradku saldhigan berbera uga wakiil yihiin dawlado kale oo aan wali la ogayn danta ay ka leeyihiin geeska african gaar ahaan gobolka saaxil berbera waxaayna u muuqataa goob colaadeed in ay noqon doonto sida warbaahinta caalamku qorayso wadanka imaaradka ayaanu la galnay heshiis caalami ah laakin waxaan meesha ka maqnayn wadanka ingiriiska iyo american oo ah dawladaha ay dilaalka u tahay imaaradku xaga wadanada suniga ah ama islaamka ah kuwaas oo inta badan soo mari jiraay wadanka massar tan iyo intii la riday madaxwaynihii hore masar xusni mubaarik waxaa dilaalka islaamka la wareegay wadanka imaaradka carabta oo ay reer galbeedku soo maraan marka wadan islaam ah lagu duulayo.

haddii aad u fiirsato khatarta ka imankartaa somaliland may cadayn waxaad mooda in ay sameeyeen khiyaamo ah in aan shacabka loo soo bandhigii faadida yadoo aad moodo in ay wax qarinayaan isla markaana u muuqataa mid khiyaamo ah oo ay indhaha ka qarsanayaan khatartaa u leeyahay saldhiga military somaliland dhamaan siyaasinta bariga dhexe waxay uga hadleen si kala duwaan markaa aad eegto rayigooda waxaa u badan yihiin khatar soo wadajahday geeska african gaar ahaan somaliland oo ku naalon jirtay amaan waxaad ogsoonatan in wadanku yeelan doono cadaw foog iyo mid dhaw sidaa darteed dawlada waxaa la gudboon in ay bilawdo aragtida ay ku xakamayn karto hawshan isla markaana ay ku qan ciin lahayd shacbigeed waayo cadawga kugu wareegsani waa badan yahay waxaana ugu horaysaa somalia.

waxaan ognahay in dastuurku siinayo dawlada awooda heshiisyo caalami ah taasina ay tahay mid dastuur ah laakin loo bahan yahay in laga fiirsado oo la is barbar dhigo faaiidada u leehay iyo khasaaraha u leeyahay isla markaa haddii faaiidadu badato waa in la qaata haddii khasaaruhu bato ama ku soo dhawaado waa in laga taaga taana xukumaddu may caddayn waxaay meesha ka saartay argtidii ahay is qancintaa wali waxaa mooda in mashruuc yar oo laga qaraniyo stakeholders oo la isleeyahay yaanay fahmin ma ogaa masayrka umada in ay tahay muddo ay siinayan 25 sanno. Waxa

 

 

W/Qoray: Mohamed Abdirahman Yusuf

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews