berberatoday.com
“Xadhiga Maxamed Baashe Xaaji Xasan, Waxaa Ka Mudnaa Oo Ay Ahayd In La Xidhxidho Nimankii Xuska Dhalinyarada Ee Somaliland Gacanta Ugeliyay Hay’adda Maraykanka Ee USAID, Kana Dhigay Maalinta Dhalinyarada Somaliya”W/Q Suleyman Yusuf Dhakhtar
February 23, 2017 - Written by Berbera Today

Aduun Caaryaale!

Xadhiga M.B.X.Xasan, waxaa ka mudnaa oo ay ahayd in la xidhxidho nimankii xuska dhalinyarada ee Somaliland gacanta u geliyay Hay’adda Maraykanka ee USAID, kana dhigay maalinta dhalinyarada Somalia. Ma ceeb ka weyn ba jirta in maanta Somaliland iyo Somalia la isku khaldo, oo xuskii qaran ee dhalinyarada Somaliland laga dhigo, xuska dhalinyarada Somalia.

Dawladdu waxa dhacaya miyeyna ogayn?. USAID,waxay baahineyso miyeyna ogayn?. Goormaynu Somalia noqonay?.Goormaa xuskii dhalinyarada Somaliland ee 20.Feb.2017,isu bedelay xuska dhalinyarada Somalia 20.Feb.2017?. Ma dawladdaan wax dhaadeyn?. Ma shacabkaa dhuglaawe ah?.

Weriya Maxamed Baashe Xaaji Xasan, xaq distuuriya ayuu u leeyahay inuu dareenkiisa Qoraal iyo haddal iyo banaan bax-ba ku cabiro. Qof wal oo reer Somaliland ahina xaq ayuu u leeyahay intaas -ba. Xukuumadu in qof aan denbi lahayn denbi u samayso maaha, maanta,adduunkii xaafad ayuu noqday, kor iyo hoosba waa la isu ogyahay. In badan ayey ka dhacday waddankeena in qof aan denbi lahayn inta la iska xidho sabab la’aan. hadhawna sabab la’aan la isaga soo daayo, waa wax soo jireena oo aynu caadeysaney 25-kii sanno ee aynu dawladnimada haysaney.

Sharciga iyo cadaalada, haddaynu ku dhaqano illaahay ayaa inoo naxariisanaya, dulmiga iyo cadaaladdaraduna waa waxa illaahay abaaraha iyo ooda luulka inoogu saliday,ee aynu ka dheeraano oo cadaaladda iyo is xaqdhawrka xoojin.

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews