berberatoday.com
Ragana Waxa Lagu Xidhaa Naga Qanciya Saldhiga Milatari Ee Berbera Durmakana Maxaad KLulmiye Uga Baxday”W/Q Abdi Mustafe
February 24, 2017 - Written by Berbera Today
Waagii Siyad Barre wax yaabihii la isku xidhay jiray oo kale ayaa soo noqday. Maxamed Baashe Xaji Xassan waxa lagu xidhay saldhiga Berbera ee emaaraadka la siinayo naga qanciye. Gabadhii ururka NOW ee togdheer ina Weydaar ee aqalka lagala baxayna waxa lagu xidhay Kulmiye ayay ka baxday oo Waddani bay geli gaadhay…Ya salaam……

Dhinac kale hadaad ka eegto waxay u muuqataa in qofkii ka soo jeeda beesha madaxweynaha aannu juuq odhan karin oo xabsiga loo taxaabayo sida marar badan oo horena dhacday haday tahay caaqilkii cimraan ama xildhibaankii togdheer ee isna aqalka lagala baxay iyo qaar kaloo badan. Xukuumada kulmiye waxay garan kari la’day dad kaa yaacaya in aan la ceshan karin. Sheekada saldhiga Berbera waxay ka digantay qof riyooday intaannu seexan. Qoyska Silaanyo iyo dhowr qof oo guulwada yaal ah oo ka ag dhawi waxay doonayaan inay dalka gebi ahaan ba sii wada xaraashaan. Hase yeeshee waxa la wada ogyay Dekeda iyo Saldhiga in labadaba laga soo saxeexay madaxweynihii dhacay ee Xamar oo aanay sinaba u suurta gal noqon doonin in ay sidaa ku socdaan. Durba waakaa daafaha aduunka mudaharaad yadu ka bilaab meen ee xukuumadii Silaanyo asqada ku jirto.

Abmustafe123@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews