Maxkamadda Racfaanka Gobolka Oo Maanta Xukun Ka Soo Saaraysa Dacwad Loo Haysto Masuuliyiinta Wargayska Hubsad
February 24, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada racfaanka gobolka Maroodi Jeex ayaa Maanta go’aan ka soo saaraysa dacwada loo haysto masuuliyiinta Wargayska Hubsad oo hore Maxkamada Gobolka ay ugu wayday Eedaymo kala duwan oo ay ku soo Oogtey Xeer ilaalinta Guud ee Qaranka Somaliland,balse markii waxba lagu waayay waxa mar kale racfaan ka qaatay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.
