berberatoday.com
“Wiilka Yar Ee Sharaftii Madaxweyanaha Bar Madoow Ka Dhigay Ee Sharftiisii Doonaya Inuu Ceel Ku Rido Bulshada Reer Somaliland Ka Dulqaadanmayso.Berberana Inay Amison khamiisyo Gashani Yimaadaan Geeri Baanu Ka Xignaa Waanu Ku Dagaalamaynaa”Fanaan Maxamed Xuseen Halwed
February 24, 2017 - Written by Berbera Today

Coventry(Berberatoday.com)-Fanaanka Caanka ah ee Maxamed Xuseen Halwed oo Kamida Fanaaniinta Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingiriiska kana soo jeeda Jufada hoose ee Madaxweyne Siilanyo ayaa ka qeyliyay kana dhiidhiyay Magacii iyo Maamuuskii Madaxweyne Axmed Siilanyo lahaa oo uu sheegay inuu baabi,iyay oo uu ku shaqaysanayo wiil uu sheegay inuu Madaxweynaha ka agdhawyahay ama dadka ku xeeran Madaxtooyada uu yahay oo aanu magac dhabin bulshadu se ay malaynay karto.waxa uu Fanaan Maxamed Xuseen Halwed qeylo dhaan culus kasoo saaray boobka ba,an ee Magacii Madaxweyne Axmed Siilanyo lagu samaynayo ee hantidii iyo maguurtadii dalka dawlado shisheeye gacabta loogu galinayo isaga oo xusay Saldhiga Ciidan ee Berbera lala damacsan yahay in dawlada Isutaga imiraatka caranta Laga Siiyo Waxaanu Fanaan Maxamed Xuseen Halwed sheegay in ay kasoo horjeedaan in Berbera la keeno Amisom Khamiis Xidhan waa siduu hadalka udhigaye dagaalna ay la gali doonaan in Berbera Saldhig Ciidan laga Sameeyo.

Qoraalkii uu Fanaanka Maxamed Xuseen Halwed Pagekiisa Facebooka Soodhigay waxa uu udhignaa Sidane Hoos Ka Akhriso

“Madaxweyne Siilaanyo Wuxuu Doonayey Ama Taladiisu Ahayd Inuu Dalkan Magac Iyo Sharaf
Iyo Waxa Uu Qabtay Kaga Tago Ama Muda Xileedkiisa Ku Dhamaysto Taariikh Weligeedba Lagu Xasuusto

Laakiin Wiilka Yar Ee Sharaftii Madaxweyanaa
Bar Madoow Ka Dhigay Ee Sharftiisii Doonaya
Inuu Ceel Ku Rido
Bulshada Reer Somaliland Inaanaan Ka Dulqadaneeyn

Berberana Inay Amison khamiisyo Gashani Yimaadaan Geeri Baanu Ka Xignaa
Waanu Ku Dagaalamaynaa

Hadaan Dhimano Geeri Xalaalaan Dhimanay
Hadii Laynagu Xidhana Ciil Ma Qabno

Halla Kaco Reer Somalilanoow

Taageeradayduna Mar Walba iyo Goor Walba
Waa Xusbiga Wadani

Image may contain: 1 person

 

Berberatoday.com

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews