berberatoday.com
Raysal Wasaaraha Cusub Ee Dalka Somaliya Oo Iska Casilay Shaqadii Shirkada Soma Oil Gas Ee Hore Uu Ugu Shaqayn Jiray
February 25, 2017 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Raysal Wasaarihii dhawaan loo magacaabey dalka Somaliya Muddane Xassan Cali Khayre

ayaa warqad uu maanta soo saaray waxaa uu ku shaaciyey in uu iska casilay shaqadii uu ka hayay Shirkada Soma Oil and Gas ee xarunteedu tahay magaalada London ee dalka UK .

Image may contain: 1 person, sitting and screen

 

 

Raysal Wasaaraha cusub Muddane Xassan Cali Khayre ayaa waxaa uu ahaa madaxii shirkada Soma Oil And Gas ee Geeska Africa , waxaana uu shirkadaasi ku lahaa saami dhan 2 Milyan Oo Doller .

 

Shirkada Soma Oil And Gas oo ka hadashey iscasilaada Raysal Wasaare Xassan Cali Khayre ayaa waxaa ay aad u amaanen shaqadii uu soo qabtey intii uu shirkada ka mid noqdey oo uu shirkadaasi ku biiray sanadkii 2013 .

Iscasilada uu Raysal wasaaraha cusub ee dalka Somaliya uu ka sameeyey shaqadii uu ka hayey shirkada Soma Oil And Gas ayaa waxaa ay ku beegmaysaa xili aanay wali ansixin baarlamaanka dalka Somaliya

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews