berberatoday.com
Berbera iyo dhanxiirkii jaahilka ahaa ee barwaaqadda ku tilmaami jiray Saldhiga Militry/ga ee huwan shanta shaadh garashadu ku yarayd ha ku bushaaraysto inuu ku suntanaan-doono wixii halka ka soo baxa oo la hubo inuu u horseedidoonno Somaliland oo dunta,W/Q Ibraahim Abdillahi Ibraahim
February 26, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera iyo dhanxiirkii jaahilka ahaa ee barwaaqadda ku tilmaami jiray Saldhiga Militry/ga ee huwan shanta shaadh garashadu ku yarayd ha ku bushaaraysto inuu ku suntanaan-doono wixii halka ka soo baxa oo la hubo inuu u horseedidoonno Somaliland oo dunta, iyadoo duulkan Alle ku beeray Geyigan Somaliland ay yihiin kuwo cabban hadana foorara oo maalin walba inanyari laba libaax oo kala yar uga sheekaynayo isagoo hebeladii tuugta ahaa, maracasayaasha ku suntanaa ee ku xaraysnaa Carbiska Dulminta Somaliland waa waxa u taqaaniin Golaha Dulliga ah ee Sharci dejinta oo aan anigu u aqaan Hanibal House oo lagu cuno xinjira maatida iyo guud ahaan shacabka reer Somaliland. Allahayow ka soo gaadh adoomahaaga Tuugtan iyo xinjiro fajaasyadan Guriga loogu xareeyey Adoomahaaga oo noogu soo bedel kuwo cabsidaadu ku dheehantay xusuusanna Geerida iyo Qabriga Aamiin Aamiin yaa Allaah.

 

 

 

 

 

W/Q Abdillahi Ibraahim

Helsinki Finland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews