“Madaxweyne Siilanyo Madaxa Ayuu Xanuun Ka Hayaa Dadkii Ehelka U Ahaa Waxay Leeyihiin Hala Qalo, Kuwo Kaloo Ku Shaqaystaana Waxay Leeyihiin La Qali Maayee Sidaas Ayuu Ku Shaqaynayaa”Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Xisbiga Waddani Cabdi Raygal Beegsi”Daawo Muuqal
February 26, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xaalada Caafimaad Ee Madaxweyne Siilaanyo Oo Laga Dayriyey Iyo Xanuun La Sheegay Inuu Ka Haleelay Madaxa + Qaliin Lagu Samaynayo Iyo Masuul Faah-faahin Ka Bixiyey Xaalka Caafimaad Ee ……
https://youtu.be/KNArIK1xdeg?t=53
Berberatoday.com