berberatoday.com
SAAXIL HORUMAR & DIBU DHAC WAA IYAMA DAWLADNIMO & DUULIMAAD WAA IYAMA
February 26, 2017 - Written by Berbera Today

qalinka arin aan rabo bal in si qoto dheer reer s/land u eego

1+dalkeenu wuxuu leeyahay distoor aynu ku soo dhisanay xukuumado farban oo kala duwan tan sìilaanyow waxaan ku arkay waxaan layaabay waana sidan marka madaxwaynuhu hadlayo ama qof haduu doono malinba ha ahaadee sadex nooc ayaa loo hadlaa
A afka ama waraq ama yuu ka aqriyine
B + indhaha oo lagala hadlo dadka lala hadlayo
c+ dhaqdhaqaaqa gacmaha iyo madaxa iwm
sadexdaa nooc midna siilaanyo wax inooguma sheego koox ayaa la socota oo wax aad arkayso in la soomalmaluuqay umada lagu jaahwareerinayo ayaa galayaasha ama tvya la keenayaa
hadaba cida in ay waxaa ka hadasho lihi waa ayo siilaanyo oo siduu u hadli jiray aanu naqaanaya maxaa ku dhacay

2+ kooxdan kolba meel leh waxaanu la soo galay heshiis ee waxay dhaafsadeen ama ku bedesheen aanay sheegin ee qofka hadla la xidhayo ama loo caga juglaynayo ee hadana aan si cad umada iyo golayaasha qancinkarayn ma keligood ayaa distoorku u fasxay iibka ama waxa ay umadu u taqaan xaraashka ee kooxdaasina u taqaan horu marka bal maxaa dood looga qaban waayay ee dadka aqoonta u leh logu soo bandhigi waayay ma dadka ayay u yaqaaniin waxaan waxba garanay mise waxay biyaha ugu dareen oo meel fog laga doonay ayaa jiro oo dadka seexiyay
golayaasha ansixiyay wax aan sharciga dalka waafaqsanay ee la arkayo sida afduubka ah ee loo maamulay golayaasha oo ay shariyaqaanadu sheegeen in aanay

distoorkeena ka soo horjeeda nimankaa ansixiyay maxaa laga filankaraa hadii la soo dhigo gooni isu taagii waynu ka noqonay sow anisixinmaayaan maxay meesha inoogu fadhiyaan ee ay inoo metelayaan sow wax dadka ay ka arkeen maaha

3+ qolyaha wejigooda masaariifayta ee ku hadla afka qaba.ilka ee waxaanay garanayn horumarka ku sheega ee marqaati beenaalaha la barbar taagan kooxda suuqa looga yaqaan kooxda xaraashka bebera maxaynu ka eeganaynaa maxaa reer waliba shaqo uga qaban waayay ka afkooda ku hadlaya

4+ raga siyaasiyiinta runta sheega raga u jawaabaya ee madax dhaqameedka sheeganaya ee u hiilinaya ninkii aad arkayseen siduu u hadlaayay ee xildhibaanada la soo doortay bax saara iyo ma shan isku reera ayaa ka hadili kara ka u hiilinayay(buurmadow) maxay ahayd ma qabyaalad ma horumar mise wax lasku ogyahay oo sharici kale oo looyaqaan (garadag low) ayuu saleebaan ugu hiilinayaa cali guray ku caayayaan oo weliba murashaxiin iyo qabiilo aan waxba u dhimin loo aflagaadaynayaa saleebaan xildhibaandui aflagaadaynayay waxay ahaayèn reer berbera distoorka wuxuu dhigayaa gobol waliba wuu umaxdax banaayahay wiliba dadku aanay aamin badan ku qabin xukuumada maanta taasoo ay ku eedaynayaan qabiil iyo goaano qarson

qoraalka danbe wuxuu ku saabsanyahay koox u dhalatay berbera oo hagardaamada berbera u tafa xaydatay oo si balbalaadhan iyo hadaldooda aan soo qaadan doono

wabilaahi tawfiiq Ali osman hussien Ali guray

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews