War Deg Deg Ah”Mid Ka Mid Ah Madaxweynayaasha Maamulada Somalida Oo Hada Is Casilay, Waa Kuma?
February 26, 2017 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Waxaa hada si rasmi ah u shaaciyey in uu is casilay madaxweynihii maamul gobaleedka Galmudug Cabdikariim Xussen Guuled .

Warqada is casilaada oo soo gaadhey Warbaahinta ayaa waxaa uu madaxweynuhu ku sheegay in maanta oo ay tariikhdu tahay 26.02.2017 uu go,aansadey in uu xilkaasi iska casilay